CONTACT US

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

KUSOO DHOWOW JIMCIYADA KHEYRIGA AH EE AL-ITHAAR
(HOYGA DARYEELKA AGOONTA & DANYARTA)
Maamulka iyo Howlwadenada Jimciyada Al-ithaar waxay had iyo jeer u Taaganyihiin iney Bulshada Muslimiinta Kuwodii Dhibataysan ay Caawiyaan,
Hadii aad heyso wax warbixin ah ama aad Rabto Inaad Miskiin Caawiso Ama aad donayso inad Su,aalo Nawaydiiso waxaad si toos Fariin ugu soo diri kartaa emailkena (Info@alithar.net)
Ama waxaad warbixintaada ku buuxin kartaa qeybta hoose Mahadsanid.
waxaan isku dayi doonaa inaan kuu soo jawaabno sida ugu dhaqsaha badan hadii Rabi raali kanoqdo.
Sidoo kale waxaad Nagala Soo xiriiri kartaan Numbarada Hoos Idinkaga Muuqda.
Fikradaadana Waa Inoo Muhiim
HORMUUD +252611-583333
SOMTEL +252621-583333
Ama Email. Info@alithar.net
[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]
Back to top button
error: Content is protected !!
Fariin Noreeb
Ku soo Dhowow جمعية الإيثار الخيرية Hoyga Daryeelka Agoonta & Masaakiinta.